Schools

Translate

  • Qorshaha Istiraatijiyadeed 2014-2019

     

    Ujeedada Qorshaheena

    Sanadka 2019, dhammaan ardeyda waxay:

    • Muujin doonaan u diyaar garow xirfadeed si ay ugu guuleystaan bulshada manta iyo bari
    • Lagu taageero gudaha iyo dibada iskuulka iyada oo loo marayo Iskaashi ka dhexeeya iskuulka, guriga iyo bulshada.

    Sanadka 2019, dhammaan ardayda, qoysaska iyo Shaqaalaha waxay:

    • Lahaanayaan dareen ah katirsanaanta iskuulada bulshada

    Qorshayasheena:

    • Qorshaha 1aad- Waxaan tababari doonaa taageerana siini doonaa shaqaalaha si aan u xaqiijino tilmaanta aan ku gaarikarno hadafkeena.
    • Qorshaha 2aad- Waxaan abuuri doonaa isla markaana hormarin doonaa, hirgalinta nidaamyada degmada iyo Iskaashiga bulshada, si loo taageero ardayda gudaha iyo dibedda iskuulka si aynu u gaarno hadafkeena.
    • Qorshaha 3aad- Waxaan soo dhawayni doonaa lashaqaynta ardayda, iskaashiga qoysaska, shaqaalaha iyo bulshooyinka si aynu u gaarno muraadkeena.
CLOSE